Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badde ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay maamushaa dhamaan wixii la xiriira bixinta, la noqoshada iyo maraynta shatiyada iyo rukhsadaha kalluumaysiga.


  1. Habraaca shati-bixinta kalluumaysiga (Soo degso)
  2. Codsiga shatiga kalluumaysiga tuna ee badewynta (Soo degso)
  3. Liiska maraakiibta haysta shatiga kalluumaysiga ee Soomaaliya – 2021 (Soo Degso)
  4. Shati tusaale ah (Soo degso)