H.E Mohamed Bashiir Ali ‘Baxnaan’

H.E Mohamed Bashiir Ali ‘Baxnaan’

State Minister

Read More

Wasiirka oo ka warbixiyay Arinta Shatiyadda la Bixiyay

Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo Xafiiska  Saxaafadda Kula hadlayay ayaa ka warbixiyay dhawaan Shirkado ay shati siisay Wasaaraddu. Shir jaraaid uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlayay dadaalka wasaaradd aay ugu jirtohorumarinta howlaha horyaala. “Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda federalka Soomaaliya waxay si daah

Wasiirka oo faah faahiyay shirkado ay shatiyo siiyeen

“Xilliga Tuunadu ku soo beegan tahay Badeena inaan ka faa’iidaysano oo Heshiis Kula galno maadaama ay Tuunadu ay tahay Kalluunka guur guura oo hadba wadanka gaara jooga xeebahiisa mana ahan Heshiis ee waa Shatiyo la bixiyay oo Maraakiibtaas wakhtigaa Tuunadu badeena ay marayso qabsanayaan. “Markiibta longliners-ku la yiraahdo waxay qabsadaan Tuunada kaliya markaa Tuuno unbay

Wasiirka oo la kulmay Iskaashatooyinka Kulluumeysatada

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururada Iskaashatooyinka Kaluumeysatada Soomaaliyeed,iyagoo ka wada hadlya sidii loo xoojin lahaa wadashaqeyn dhexmarta Wasaaradda iyo Kaluumeysatada. Kulanka oo muddo saacado ah qaatay ayaa Wasiirka Cabdullaahi Bidhaan Warsame iyo guddoomiyaasha Ururada Iskaashatooyinka Soomaaliyeed,waxaa ay xooga saareen