Mas’uuliyadaha ugu waaweyn ee Waaxda Maamulka Shaqaalaha waa inay ilaaliso oo ay kobciso ilaha shaqaalaha ee WKKHB iyadoo la qorsheynayo, la hirgelinayo, oo la qiimeynayo xiriirka shaqaalaha iyo siyaaadaha kheyraadka aadanaha barnaamijyada iyo tababaradda.Waajibaadka gaarka ah iyo mas’uuliyadaha waax ka mid noqon doona:
- Hirgelinta iyo dib u eegista barnaamijka Magdhawga WKKHB
- Abuurista iyo dib u eegista shaqo qeexida
- Horumarinta, falanqeynta iyo cusboonaysiinta barnaamijka qiimeynta WKKHB
- Horumarinta, dib u eegista, iyo ku talinta siyaasadaha iyo nidaamyada shaqaalaha
- Joogtaynta iyo dib u eegista buuga WKKHB ee siyaasadda nidaamyadda
- Joogteynta barnaamijka xaqiijinta waxqabadka
- Kormeerka dadaallada shaqo qorista ee dhamaan shaqaalaha, oo ay ku jiraan qorista, meeleynta iyo xayeysiinta shaqada
- Baraarujinta shaqaalaha iyo latalinta xiriirka shaqaalaha
- Joogtaynta diiwaanadda shaqaalaha iyo warbixinadda waaxyaha oo dhan
- Joogtaynta tusaha WKKHB iyo jaantusyadda kale ee Wasaaradda
- Ku talinta siyaasado cusub, qaababka iyo habraacyadda