Waaxda Horumarinta Kalluumeysiga

Waaxdu waxay masuul ka noqon doontaa maareynta iyo isku dubaridka horumarinta kalluumeysiga.Masuuliyadaha shaqadeeda waxaa ka mida:

 

  • Hogaamin iyo maamulid hawlaha horumarinta suuqa kalluumeysiga, mashaariicda iyo barnaamijyadda;
  • Horumarinta, qorsheynta miisaaniyadda wax soo saarka la siinayo iyo iskaashiga xeeladaha horumarinta suuqa kalluumeysiga;
  • Abuur iyo kobcin xiriiro lala yeesho jilayaasha suuqa si loo ururiyo fikradaha, loo qiimeeyo isbedelada, loona sameeyo falanqeyn;
  • Naqshadeynta iyo fulinta xeeladaha lagu dabagelayo fursadaha suuqa;