WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA IYO SHIRKADDA CHINA BEIJING CHAOLIANG HOLIDING OO IS AFGARAD KALA SAXIIXDAY
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang Liang kaas oo ay shirkaddu ku maal galinayso kalluumeysiga dalka. Heshiiskan oo ah isfaham laba dhinac leh islamarkaana waqtigiisu yahay muddo…