WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA IYO SHIRKADDA CHINA BEIJING CHAOLIANG HOLIDING OO IS AFGARAD KALA SAXIIXDAY

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang Liang kaas oo ay shirkaddu ku maal galinayso kalluumeysiga dalka. Heshiiskan oo ah isfaham laba dhinac leh islamarkaana waqtigiisu yahay muddo

WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA OO BALLAN QAADDAY IN AY SHAQO ABUUR IYO MAALGALIN U SAMEYN DOONTO DADKII KU HANTI BEELAY QARAXYADII SOOBE 2

Muqdisho, 01, November, 2022, Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ayaa ballan qaadday in kuwa ugu nugul dadkii ku hanti beelay qaraxyadii Soobe 2 ay shaqo abuur iyo maalgalin u sameyn doonto taas oo qeyb ka noqon doonto gurmadka loo sameeyey dhammaan dadkii ku wax yeeloobay qaraxyadii dhacay Sabtidii, 29 October 2022. Sidoo kale Wasiirka