Wasiirka oo ka warbixiyay Arinta Shatiyadda la Bixiyay
Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo Xafiiska Saxaafadda Kula hadlayay ayaa ka warbixiyay dhawaan Shirkado ay shati siisay Wasaaraddu. Shir jaraaid uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlayay dadaalka wasaaradd aay ugu jirtohorumarinta howlaha horyaala. “Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda federalka Soomaaliya waxay si daah…