WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAAD KA BADDA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA
Wasiir ka Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan la qaatay dan jiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann. Wasiir ka iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay dowr ka taageerada Midowga Yurub ee horumarinta dhaqaalaha ee dhinaca kalluumaysiga, awoodaha xoojinta amniga badda, muhiimadda ay leedahay horumarinta qaybta…