Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Dowlad gobaleedyada Ee Maareynta kalluumeysiga Oo Lasoo Xiray

Wasiirka wasaaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda DFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta soo xiray Shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada ee maareynta kalluumeysiga oo laba maalmood Muqdisho ka socday Muqdisho, loogana hadlay hannaanka ugu haboon ee loo maamulaayo isla markaana loo maareynaayo kalluumeysiga Soomaaliya. Mudane Cabullaahi Bidhaan Warsame ayaa si qota dheer uga hadlay

Wasaaradda Kalluuleysiga iyo Khayraadka badda oo qabatay shir looga tashanayo daadejinta awoodaha iyo waajibaadka maamulka iyo maareynta kalluumeysiga

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda XFS, xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa furay shir looga tashanayo daadejinta awoodaha iyo waajibaadka maamulka iyo maareynta kalluumeysiga dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiir Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galayaasha shirka kula dardaarmay in saacadaha ay joogaan kulanka ay aad maskaxda u shiilaan oo ay

Wasiirka Kalluumeysiga Oo Xariga Kaga Jaray Xarunta La Socodka Iyo Ilaalinta Kalluumeysiga

Arbaco, Maarso, 31, 2021 ( MFMR ) Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda  Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa si rasmiga xariga uga jaray xarunta la socodka iyo Ilaalinta Kalluumeysiga . Xaruntan ayaa ah tii ugu horeysay burburka kadib oo laga hirgaliay dalka taasi lagu karibay xarunta qalab casriga kaasi lagu ogaanayo Maraakiibta

Wasaaradda Kalluumeysiga DFS Oo Gadiid Qaboojiyaal Ah La Wareegtay

Munaasibad ay gaadiid qaboojiyaal kula wareegaysay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheryaadka Badda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka dhacay Magaaladda Caasimadda ee Muqdisho .   Munaasibadan Gadiidka lagula wareegayay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya , Isku-duwaha qaybta Kalluumeysiga ee Hey’adda Cunaada iyo Beeraha ee FOA , Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

RW Rooble Oo Kormeeray Wasaaradda Kalluumeysiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaarahaha  Kalluumeysiga , Caafimaadka ,Haweenka iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo hannaanka ay u socdaan shaqooyinka ay qaranka u hayaan.   Wasaaradaha uu Ra’iisul Wasaaruhu kormeeray, ayuu ugu tegay howl-wadeenno ku jira shaqooyinka qaranka, waxa uuna ka xog wareystay xaaladda

WAR MURTIYEEDKA SHIRKA WADATASHIGA DAKHLI WADAAGGA KALLUUMEYSIGA DALKA IYO DIB-U-EEGISTA SHARCIGA KALLUUMEYSIGA SOOMAALIYA

Mogadishu, Somalia December 12,  2020: Shirka dakhli wadaaga kalluuka dalka oo ay ka soo qeybgaleen Wasiirrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, iyo Wasiiradda Wasaaradaha  Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed, Hirshabeele  iyo Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho 10-ka ilaa 12-ka Bisha December 2020, si ay wada hadallo uga yeeshaan heshiiska dakhli wadaagga kalluumeysiga dalka

Wasiirrada Kalluumeysiga DFS iyo Dowlad Gobaleedyada iyo Mas’uulyiinta Geel Oo Muqdisho Ku Shiray.

Muqdisho; Talaado, Agoosto 18, 2020—- Sii hayaha wasiirka kalluumeysiga iyo khayraadka Badda DFS, mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa guddoomiyay shir dhex maray wasiirrada Kalluumeysiga heer Federaalka iyo heer dowlad gobaleed iyo mas’uuliyiinta Shirkadda Geel oo kamid ah shirkadaha qeybta ka qaata horumarinta qeybta kalluumeysiga dalka. Kulanka oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay kamid

Shirka Wadatashiga Sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya Oo La soo Gaba-Gabeeyay

  Muqdisho; Talaado, Agoosto 18, 2020—- Shirka wadatashiga Sharciga iyo xeer nidaamiyaasha Kalluumeysiga Soomaaliya oo galay maalintii afaraad ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay  Magaaladda Muqdisho .   Shirkaan ayaa saddexdii maalin uu socday waxaa lagu lafa guray sidii la isku waafajin lahaa sharciyada Kalluumeysiga ee Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo shirciga Kalluumeysiga ee Wasaaradda

Wasiirrada Kalluumeysiga DFS iyo dowlad Gobaleedyada Oo Shir Ku Yeeshay Muqdisho

Muqdisho; Axad, Agoosto 16, 2020—- Sii Hayaha Wasiirka kalluumeysiga iyo khayraadka Badda DFS, mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa guddoomiyay shir maanta Muqdisho ku dhex maray wasiirrada Kalluumeysiga heer federaal iyo heer dowlad gobaleed oo looga hadlay arrimo badan oo ay kamid tahay heshiiska Khayraad qaybsiga. Kulanka oo si qota dheer loogu falanqeeyay mashaariicda iyo horumarka