Wasiir Bidhaan oo Shir-Gudoomiyay Kulan U Dhaxeeyay Wasaaradda Iyo Deeq-Bixiyayaasha
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa shir gudoomiyay maanta kulan u dhaxeeyay wasaaradda iyo Hay’aadaha iyo dowladaha Deeq bixiyayaasha ee sida tooska ah ula shaqeeyaa Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay’aadaha kala ah FAO ,EU , USAID, DFID iyo masuulin…