Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Dowlad gobaleedyada Ee Maareynta kalluumeysiga Oo Lasoo Xiray

Wasiirka wasaaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda DFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta soo xiray Shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada ee maareynta kalluumeysiga oo laba maalmood Muqdisho ka socday Muqdisho, loogana hadlay hannaanka ugu haboon ee loo maamulaayo isla markaana loo maareynaayo kalluumeysiga Soomaaliya. Mudane Cabullaahi Bidhaan Warsame ayaa si qota dheer uga hadlay

Wasaaradda Kalluuleysiga iyo Khayraadka badda oo qabatay shir looga tashanayo daadejinta awoodaha iyo waajibaadka maamulka iyo maareynta kalluumeysiga

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda kalluumeysiga iyo khayraadka badda XFS, xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa furay shir looga tashanayo daadejinta awoodaha iyo waajibaadka maamulka iyo maareynta kalluumeysiga dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiir Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galayaasha shirka kula dardaarmay in saacadaha ay joogaan kulanka ay aad maskaxda u shiilaan oo ay

Wasaaradda Kalluumeysiga DFS Oo Gadiid Qaboojiyaal Ah La Wareegtay

Munaasibad ay gaadiid qaboojiyaal kula wareegaysay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheryaadka Badda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka dhacay Magaaladda Caasimadda ee Muqdisho .   Munaasibadan Gadiidka lagula wareegayay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya , Isku-duwaha qaybta Kalluumeysiga ee Hey’adda Cunaada iyo Beeraha ee FOA , Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

RW Rooble Oo Kormeeray Wasaaradda Kalluumeysiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaarahaha  Kalluumeysiga , Caafimaadka ,Haweenka iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo hannaanka ay u socdaan shaqooyinka ay qaranka u hayaan.   Wasaaradaha uu Ra’iisul Wasaaruhu kormeeray, ayuu ugu tegay howl-wadeenno ku jira shaqooyinka qaranka, waxa uuna ka xog wareystay xaaladda

Shirka Wadatashiga Sharciga Kalluumeysiga Soomaaliya Oo La soo Gaba-Gabeeyay

  Muqdisho; Talaado, Agoosto 18, 2020—- Shirka wadatashiga Sharciga iyo xeer nidaamiyaasha Kalluumeysiga Soomaaliya oo galay maalintii afaraad ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay  Magaaladda Muqdisho .   Shirkaan ayaa saddexdii maalin uu socday waxaa lagu lafa guray sidii la isku waafajin lahaa sharciyada Kalluumeysiga ee Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo shirciga Kalluumeysiga ee Wasaaradda

Shirka Wadatashiga Sharciga Iyo Xeer Nidaamiyasha Kalluumeysiga Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furmay

Sii hayaha Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka dalka, mudane Abdilahi Bidhan Warsame, ayaa maanta Muqdisho ka furay Shirka wadatashiga sharciga iyo xeer nidaamiyaha Kalluumeysiga Soomaaliya oo soconaya 15-18 August 2020. Shirka oo maalmaha uu socdo looga doodayo dhammeystirka sharciga iyo xeer nidaamiyaha Kalluumeysiga ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiirrada dowlad gobaleedyada ee kalluumeysiga, maamulka gobalka Banaadir,

Wasiir Bidhaan oo Shir-Gudoomiyay Kulan U Dhaxeeyay Wasaaradda Iyo Deeq-Bixiyayaasha

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa shir gudoomiyay maanta kulan u dhaxeeyay wasaaradda iyo Hay’aadaha iyo dowladaha Deeq bixiyayaasha ee sida tooska ah ula shaqeeyaa Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay’aadaha kala ah FAO ,EU , USAID, DFID iyo masuulin

Wasiirka Kalluumeysiga DFS Oo Shaqaalaha Wasaaradda Kala Qayb Galay Isxilqaan

Dhismaha golaha murtida iyo madadaalada ee National  Teather oo maraya meel gabagabo ah ayaa wajigiisii 9-aad ee ololaha isxilqaan waxaa kaltanka u lahaa shaqaalaha wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya . Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda dowladda Soomaaliya mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa uga mahadceliyay dhamaan shaqaalaha iyo maamulka wasaaradaha dowladda ee ka qayb

Wasiir Bidhaan Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madax Ka Socotay EU-Da

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socotay Midowga Yurub . Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga & Kheyraadka Badda ayaa ku saabsan sidii loola dagaalami lahaa kalluumeysiga sharci darrada iyo sidii EU-da ula shaqayn lahayd wasaaradda Kalluumeysiga . “ Maanta waxay