Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Dowlad gobaleedyada Ee Maareynta kalluumeysiga Oo Lasoo Xiray
Wasiirka wasaaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda DFS Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta soo xiray Shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada ee maareynta kalluumeysiga oo laba maalmood Muqdisho ka socday Muqdisho, loogana hadlay hannaanka ugu haboon ee loo maamulaayo isla markaana loo maareynaayo kalluumeysiga Soomaaliya. Mudane Cabullaahi Bidhaan Warsame ayaa si qota dheer uga hadlay…