WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAAD KA BADDA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA

Wasiir ka Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan la qaatay dan jiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann. Wasiir ka iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay dowr ka taageerada Midowga Yurub ee horumarinta dhaqaalaha ee dhinaca kalluumaysiga, awoodaha xoojinta amniga badda, muhiimadda ay leedahay horumarinta qaybta

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO DANJIRAHA MARAYKANKA OO YEESHAY KULAN MIRO DHAL AH

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Ahmed Hassan Aden ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka wadahalay sida ay kaalin wax ku ool ah uga qaadan karaan horumarinta kalluumeysiga gudaha loogana faa’ideysan karo kheyraadka baddeenna. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sida ay hay’adda gargaarka Maraykanka ee #USAIDSomalia

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA OO KULAN MUHIIM AH LA YEESHAY QAAR KAMID AH GANACSATADA SOOMAALIYEED EE DHOOFISA KALLUUNKA

Muqdisho, 10, September, 2022. Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan muhiim ah la yeeshay qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee dhoofisa kalluunka waxaana ay ka wadahadleen horumarrada ay sameeyeen ganacsatadu, caqabdaha jira gaar ahaan canshuuraha, iyo fursadaha taagan ee u baahan in looga faa’iideeyo dalka