WASIIRKA WASAARADDA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY WAFTI HEER SARE AH OO KA SOCDA FAO
Muqdisho, 16, 05, 2023, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti heer sare ah oo ka socda hay’adda cunnada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO, kuwaas oo wasiirka la wadaaday warbixinno ku saabsan mashaariicda horutabinta u leh wasaaradda ee ay…