Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, waxaa sharaf u ah in ay ku war-geliso dhamaan daneeyayaasha Ruqsadaha kalluumeysiga, in si rasmi ah loo bilaabay bixinta ruqsadaha kalluumeysiga tuunnada, ee xilli-sanadeedka 2019-2020. Shuruudaha iyo foomka codsigaba waxaa laga heli karaa bogga rasmiga ah ee Wasaaradda: www.mfmr.gov.so iyo emailka: info@mfmr.gov.so.

HALKAN KALA DAG

Leave a comment

Your email address will not be published.