Iyada oo laga jawaabayo baaqii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee Isxilqaan ayaa shaqaalaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda waxa ay wejigii saddexaad ee Isxilqaan ka sameeyeen dhismaha Matxafka Qaranka.