H.E Mohamed Bashiir Ali ‘Baxnaan’

H.E Mohamed Bashiir Ali ‘Baxnaan’

State Minister

Read More

WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA IYO SHIRKADDA CHINA BEIJING CHAOLIANG HOLIDING OO IS AFGARAD KALA SAXIIXDAY

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa is afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang Liang kaas oo ay shirkaddu ku maal galinayso kalluumeysiga dalka.   Heshiiskan oo ah isfaham laba dhinac leh islamarkaana waqtigiisu yahay

WAR-MURTIYEED: SHIRKA WADATASHIGA EE WASAARADAHA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA EE HEEER FEDERAAL IYO DOWLAD GOBOLEED

Muqdisho, 22, October, 2022, Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda Federaalka ayaa shir wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho 20-kii ilaa 22-kii bisha October ee 2022 kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta u dhexeysa wasaaradaha heer federaal iyo dowlad

WASAARADDA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA EE DOWLADDA FEDERALKA IYO WASAARADAHA KALLUUMEYSIGA EE DOWLAD GOBOLEEDYADA OO SHIR WADA TASHI AH UU UGA FURMAY MUQDISHO

Muqdisho, 20, October, 2022, Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga ee dowlad goboleeyada ayaa shir wada-tashi ah uu uga furmay magaalada Muqdisho.   Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa wadashaqeynta wasaaradaha heer federal iyo dowlad goboleed, horumarinta kalluumeysiga gudaha, kor u qaadidda xirfadaha kalluumeysatada iyo dhammaan dhinacayada ku

Wasaaradda oo bayaan ka soosaartay ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira

MUQDISHO, 27, September, 2022, Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, waxay halkan ku soo gudbinaysaa bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda oo ka masuul ah khayraadka badaha ayaa digniin u diraysa cid walba oo si sharci-daro ah uga kalluumeysiga badaheenna, waxaana ay soo saartay qodobada soo socda. 1. Sida uu

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA OO XAFIIS-KIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SCUUDIGA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, 28, September, 2022, Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Hassan Aden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Sucuudiga ee Soomaaliya mudane Axmed bin Maxamed Al-Mawluud. Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay xoojinta kaalinta kaga aadan xiriirka walaalnimo ee soojireenka ah ee u dhexeeya labada dal, xoojinta iskaashiga labada

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAADKA BADDA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA DOWLADDA SHIINAHA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, 21, September, 2022, Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Hassan Aden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya. Wasiirka iyo danjiraha ayaa ka wahadalay xoojinta kaalinta kaga aadan wasaaradda iskaashiga faa’iido wadaagga ah ee ka dhaxeeya labada dal, abuuridda jawi wadanasheyneyd oo cusub iyo

WASIIR KA OO AY WEHLIYAAN WASIIR KU XIGEEN KA IYO WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA AYAA XARUNTA WASAARADDA KU QAABILAY WAFTI KASOCDA EUCAP

Muqdisho, 18, September, 2022, Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cali Ifiye Cali iyo wasiiru dowlaha wasaaradda mudane Maxamed Bashiir Cali ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay wafti ka socda howlgalka midowga yurub ee EUCAP. Waftiga waxaa hogaaminayey

WASIIR AHMED HASSAN ADEN AYAA XAFIISKIISA KU QAABILAY XEELDHEEREYAAL CAALAMI AH OO DHINACA KALLUUMEYSIGA IYO BADAHA AH

Muqdisho – 17, September, 2022, Wasiiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo u dhashay dalka Norway iyo Peter Sol oo u dhashay Maraykanka oo ah xeeldheereyaal caalami ah oo dhinaca kalluumeysiga iyo badaha ah kuwaas oo ka tala bixinaya sida lagu

WASIIRKA KALLUUMEYSIGA IYO KHEYRAAD KA BADDA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB EE SOOMAALIYA

Wasiir ka Kalluumeysiga iyo kheyraad ka badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan la qaatay dan jiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann. Wasiir ka iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay dowr ka taageerada Midowga Yurub ee horumarinta dhaqaalaha ee dhinaca kalluumaysiga, awoodaha xoojinta amniga badda, muhiimadda ay leedahay horumarinta qaybta